(Sawirro) Qarax caawa ka dhacay Hotel ku yaalla Jowhar & Masuul ku dhaawacmay

Qarax ayaa la sheegay inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu yimid ka dib markii rag hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen Hotel lagu magacaabo SAFA oo ku yaalla wadada dhinaca woqooyi uga baxda magaalada. … Continue reading (Sawirro) Qarax caawa ka dhacay Hotel ku yaalla Jowhar & Masuul ku dhaawacmay